5 entries

Articles Published on January 22, 2013

Barnaamij lagu hormarinaayo dowladaha hoose ee Somaliland oo Hargeysa lagu qabtay

Wajiga labaad ee barnaamij lagu hormarinaayo dowladaha hoose ee Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Wafdi ka socda maamulka Gaarisa oo Garoowe booqanaya

Wafdi ka socda maamulka degmada Gaarisa ee xarrunta gobolka waqooyi bari ee Kenya, ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland.

Wafdi heersare ah oo maamulka Somaliland uu u direy Seylac

Wefti ka socda maamulka Somaliland oo ka kooban Wasiirka Gaashaandhiga Cadami, Wasiirka Warfaafinta Abiib Diiriye iyo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa galabta soo gaadhay magaalada Saylac.

Xukuumadda oo ka doodday qorshaha dib-u xasilinta dalka

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa shalay isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaana shirka looga hadlay qoddobo dhowr ah oo ay ugu horeysay qorshaha dib-u-xasilinta dalka, Dhismaha maamulada gobolada iyo dagmooyinka, dhulka iyo hantida Dowladda ee lahaysto.

Somali university students deterred by high fees rather than civil war

For university students in Somalia, the threat of violence has been the biggest concern in recent years. But as peace returns to the capital, Mogadishu, high tuition fees rather than civil war are more of a barrier for students wishing to attend classes.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS