6 entries

Articles Published on January 13, 2013

Nabad-sugidda oo soo bandhigtay dhalinyaro ay ku sheegeen inay Shabaab ahaayeen

Hay’adda nabad-sugidda gobolka Banaadir, a yaa soo bandhigtay maanta toddobo dhalin yaro ah oo lagu eedeeyay inay Shabaab ka tirsanaayeen, ka dib howlgal ay ciidamadaasi ka sameeyeen maanta degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir.

Puntland oo dadka looga digey cudurka duumada

Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa faahfaahin kabixisey xanuunka duumada ee ka dilaacey gobolka Bari sida uu sheegay dhawaan wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Cali Cabdi Warsame oo dhowaan saxaafadda kula hadlay Magaalada Boosaaso.

Kulan amniga iyo horrumarinta Banaadir looga hadlayay oo Muqdisho ka dhacay

Kullan looga hadlaayay dhinacyada nabad galyada, horrumarinta caasimadda iyo fulinta mashaariic dhowr ah oo maamulka gobolka Banaadir doonaayo in uu ka fuliyo Muqdisho, ayaa maanta lagu qabtay xarrunta gobolka Banaadir.

Xukuumadda oo cambaareysay weerarkii Buula-mareer

Xukuumadda Soomaaliya, ayaa cambaareysay weerarkii habeenkii Sabtida aheyd ka dhacay Buula-mareer oo ay ciidamada waddanka Faransiisku  ku qaadeen halkaasi, si ay  u soo furtaan la heyste dalkooda u dhashay, hasa yeeshee meesha looga dilay askar kale, la heystihii ay doonayeen inay soo furtaanna ay Faransiisku sheegeen in ay dileen Shabab intii uu howlgalka socdey.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Burco iyo Garoowe oo dad tabar daran loogu qeybiyay laambadaha ku shaqeeya ileyska qoraxda

Hay’adda socdaalka adduunka ee IOM oo kasahaneysa hay’ad maxalli ah oo loo soo gaabiyo CCRD, ayaa afar boqol oo qoys oo tabar daran ugu qeybiyay magaalada Burco laambadaha ku shaqeeya ileyska qoraxda si ay dadkaasi uga faa’ideystaan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS