Dhageyso warka Sagal Radio iyo barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.

Dhageyso warka Sagal Radio iyo barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya

Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Qarax ka dhacay xeryaha qaxootiga Kenya oo laba ay ku dhinteen, wasiirka amniga Puntland oo ka digay in shirar ka dhan ah Puntland lagu qabto Qardho, wasiirka difaaca Kenya oo ka hadlay dhibaatada ay ciidanku ku hayaan Soomaalida iyo qodobbo kale.

Section  Somali
Categories   Community Immigration Local News
Tag  war

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS