Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa isku
raacay sameynta guddi hoosaadyo 15 gaaraya, oo ay ku jiraan guddiyada dib u
eegista iyo dhaqan gelinta dastuurka, kan maaliyadda, la xisaabtanka iyo guddiga xaqiiqo raadinta dib u eegista iyo
hanti soo celinta iyo gudiyo kale,.