4 entries

Articles Published on January 2, 2013

Xarrun caafimaad oo cusub oo laga furey Laascaanood

Xarun Cusub oo caafimaad oo ay maalgeliyeen dhakhaatiir dhowaan dalka debediisa ka soo laabtay ayaa maanta laga furay magaaladda Laascaanood xarunta gobolka Sool.

Theaterka qaranka oo lagu qabtay munaasabad lagu weyneynaayay waxqabadka dowladda ee sanadkii 2012

Munaasabad lagu weyneynaayay wax qabadkii dowlada ee sanadkii tagay iyo himillada sanadkan cusub ee bilowday, ayaa shalay galinkii dambe lagu qabtay xarrunta murtida iyo madadaallada ee National Theatre, Muqdisho.

Amniga dadka reer miyiga ah ee ku dhaqan Ximan iyo Xeeb & Galmudug oo laga dooday

Kullan looga hadlaayay sidii nabad loo dhex dhigi lahaa beelaha maamullada Ximan iyo Xeeb iyo maamulka Galmudug, ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarrunta maamulka Ximan iyo Xeeb.

Shil dhimasho iyo dhaawac badan sababay oo soo gaaray booliiska Somaliland

Shan qof oo ka tirsan ciidamada booliska Somaliland,ayaa ku dhimatey 25 kalena waxa soo gaaray dhaawacyo, ka dib markii gaari ay ciidamadu la socdeen uu kula qallobmay shalay galinkii dambe tuulada Haleeye, oo 10 KM dhinaca bari ka xigta magaalada Hargeysa ee xarrunta Somaliland.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS