144 entries

Articles Published in December, 2012

UN launches 1.3-billion-dollar appeal for humanitarian needs in Somalia

UNITED NATIONS, Dec. 4 — The United Nations on Tuesday launched a 1.3-billion-U.S.-dollar humanitarian appeal to address the immediate needs of the Somali people over the next year and enhance resilience in the country, which has for decades been mired in conflict, drought, floods and food insecurity.

Fannaan ka mid ahaa hobolladii Waaberi oo xalay Xamar ku dhintay

ALLAHA u raxmadee waxa xalay magaalada Muqdisho kugeeriyeeday fannaanka Axmed Heybe Carraale, oo ka mid ahaa hobolladii qaranka ee Waaberi.

Oday dhaqameed xalay Muqdisho lagu dilay

Rag hubeysan ayaa galabta ku dilay xaafadda Nasteexo ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oday dhaqameed lagu magacaabi jiray Maxamed Maxamuud Yuusuf oo ka mid ahaa odayaashii soo xulay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya"Al-Shabaab lama dagaallamayaan dowladda, balse shacabka"

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa sheegay in kooxda al-Shabaab aanay dagaal kula jirin dowladnimada oo kaliya balse ay dagaal kula jirana shacabka Soomaaliyeed.

Puntland oo wacad ku martay meel iska saaridda al-Shabaab

Maamulka Puntland, ayaa sheegay inay dabagal ku hayaan raggii weerarka ku soo qaaday habeen ka hor fariisin ay ciidamada maamulkaasi ku lahaayeen deegaanka Laag ee duleedka Boosaaso.

Sharci Fududeynaya Xawaaladda Somalida Mareykanka oo loo Gudbiyay Aqalka Hoose Mudanayaasha

Mudanayaal ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka ayaa dadaal ugu jira sidii xal sharci ah loogu heli lahaa arinta xawaaladaha Somalida Mareykanka

Soomaaliya oo heshiis la gashay Turkiga

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay heshiis dhinaca ammaanka ah ay la saxiixatay dowladda Turkiga.

Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah oo ka dhashay Natiijadii Doorashada Magaalada Hargeysa ee Xalay lagu Dhawaaqay

Hal qof ayaa ku dhintay, ilaa lix qofna way ku dhaawacmayn rabshado xalay ka dhacay magaaladda Hargeysa ka dib markii lagu dhowaaqay natiijadii doorashadda golaha deegaanka ee magaaladda Hargeysa sida ay noo xaqiijiyeen hawl-wadeenadda caafimaadka ee Adna Cisbitaal oo la dhigay dhawaaci.

Turkey to lobby for Somalia’s security

Turkey will lobby for the formation of an international fund to establish security forces for Somalia, President Abdullah Gül said Dec. 5 while pledging Turkey’s assistance on the issue both logistically and in regards to the training of the forces.

Ciidamada Dowladda oo 7 KM u jirsaday Jowhar

Xaaladda goobihii lagu dagaallamay ee duleedka Jowhar shalay galinkii dambe, ayaa maanta deggan, iyadoo saraakiil ciidanna ay sheegeen inay ka go'an tahay la wareegidda guud ahaanba degmada Jowhar, oo hadda kam id ah degmooyinka muhiimka ah ee fara ku tiriska ah ee Shabaab gacanta ugu jira.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS