144 entries

Articles Published in December, 2012

Bannaanbax Boorame ka dhacay oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Hal qof ayaa ku dhintay 4 qof oo kalana ay ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray dad bannaanbax samaynayay iyo ciidamo ilaalinayay wefti uu hogaaminayay M/xigeenka Somaliland C/raxaam Saylici, weftigaasi oo galinkii dambe ee shalay abaaro 5:00PM soo gaadhay Boorama, dadka banaanbaxa samaynayay ayaa dhagax iyo walxo kale ku xidhay jidadka magaalada Boorama.

Dhismaha xarrumo caafimaad oo laga hergilinaayo tuulooyin hoos taga Burco oo la billaabay

Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta dhagax dhigtay xarrumo caafimaad oo laga hergalinaayo tuulooyinka Dhagax-dheer iyo Shashac Cadde oo hoos taga degmada Burco ee xarrunta gobolka Togdheer.

Wasaaradda Haweenka Puntland: Hoos-udhac ku yimid gudniinka Fircooniga ee Puntland

Wasaaradda haweenka Puntland, ayaa sheegtay in ay uu hoos dhac ku yimid gudniinka Fircooniga ee deegaannada Puntland, kadib wacyi galin badan oo ay sameeyeen.

Wareysi xiiso badan oo uu qareen Jaamac Ibraahim kaga hadlayo sababta keenta in Soomaalida dambiyada qaar ka gasha Mareykanka dib loogu celiyo dalkooda

Dhawaanahan waxa jirey hadal heyn aad u badan oo dadka Soomaaliyeed ee Mareykanku si aad ah u hadal hayeen, kadib markii Soomaali badan oo Mareykanka deganeyd dib loogu celiyay dalkooda, kadib markii dambiyo badan lagu eedeeyay.
Wareysi
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS