Wareysi xiiso badan oo uu qareen Jaamac Ibraahim kaga hadlayo sababta keenta in Soomaalida dambiyada qaar ka gasha Mareykanka dib loogu celiyo dalkooda

Dhawaanahan waxa jirey hadal heyn aad u badan oo dadka Soomaaliyeed ee Mareykanku si aad ah u hadal hayeen, kadib markii Soomaali badan oo Mareykanka deganeyd dib loogu celiyay dalkooda, kadib markii dambiyo badan lagu eedeeyay.

Qareen Jaamac Ibraahim

Qareen Jaamac Ibraahim

Dhageyso wareysiga qareenka ee Sagal Radio ay la yeelatay, waxana uu ka hadlayaa arrimo badan.

Haddaba Qareen Jaamac Ibraahim, oo ka mid ah qarreennada Soomaalida ee dalka Mareykanka ku dhaqan, ayaa Sagal Radio kala sheekeystay arrimahan waxa keena.

Qareen Jaamac, ayaa sidoo kale ka jawaabaya bal dambiga kalifi karaya in qof dalkii uu kas oo cararay markii hore dib loogu celiyo.

Sagal Radio

Section  Somali
Categories   Community Immigration Local News
Tag  Wareysi

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS