3 entries

Articles Published on December 28, 2012

Ciidamada Somaliland oo is-hortaagay siyaasiyiin reer Somaliland ah oo Muqdidsho ku soo jeeday

Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa is hor-taagay siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay maamulkaas, kuwaasoo ku soo jeeday magaalada Muqdisho, iyagoo loo diiday inay raacaan diyaarad taagneyd garoonka diyaaradaha Ber-bera.

Howl gallo amniga lagu sugaayo oo Balad-weyne laga billaabayo

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya, C/fataax Xasan Afrax ayaa ku baaqay in la qaado howgal ballaaran oo lagu beegsanayo hoggaamiyeyaasha Xarakada Al-shabaab oo uu ku tilmaamay kuwo dhibaato ku haya shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Qeybdiid oo u digay burcad badeedda

Madaxweynaha maamulka Galmudug Md. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), ayaa ugu baaqay burcad badeedda heysata maraakiibta shisheeye iyo shaqaalaha la socda inay ku soo daayaan si shuruud la’aan ah.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS