4 entries

Articles Published on December 20, 2012

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka digay biyaha ay dadka reer Muqdisho cabaan

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Md. Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), ayaa maanta Muqdsiho ka sheegay in dadka magalaadiisa ku dhaqan aysan heysan biyo nadiif ah oo ku filan.

Qaraxyo ka dhacay iridka hore ee Masjid ku yaalla Islii xalay oo dhaawacyo sababay

Seddex ruux, ayaa ku dhaawacantay weerar bambaanooyin loo adeegsaday oo xalay ka dhacay meel dibadda ka ah masjidka Al-amiin ee xaafadda Islii magaalada Nayroobi.

Wasiirka arrimaha gudaha"Ma jiri doono shacab hub heysta"

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Md. C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aanay aqbali doonin in hubka uu ku sii jiro gacanta shacabka.

UN begins food aid airlift to Somalia

The World Food Programme airlifted tonnes of emergency supplies to Mogadishu to feed thousands of malnourished children in drought-stricken Somalia, officials said.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS