5 entries

Articles Published on December 15, 2012

Xarrun dadka loogu diiwaan galiyo cod bixinta doorashada Kenya oo la qarxiyay

Booliska Kenya, ayaa dadweynaha gobolka waqooyi Bari Kenya ku dhaqan siiyay lambarada taleefanno laga soo wici karo, haddii ay arkaan gaadiid ay kaga shakisan yihiin inay yihiin kuwa waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Wasiir ku xigeen is casilay

Mid ka mid ah wasiir ku xigeennadii la magacaabay maalin ka hor, ayaa ka dhawaajiyay in uu ka tanaasulay booskii loo magacaabay, ka dib markii uu sida warka u dhigay ay beeshiisu saluugtay xilkaasi.

Wacyigelin loo sameeyey Soomaalida ku jirta Xeradda Qaxootiga Leersum ee dalka Nederland

Cashro wacyi-gelin ahaa oo ku saabsanaa arrimaha caafimaadka, koritaanka jirka iyo maskaxda, isdhex-galka bulshada iyo nidaamka waxbarashada wadankaan, ayaa shalay lagu soo geba gebeeyey xerada deegaanka dadka qaxootiga ee ku taala magaalada Leersum oo ka tirsan gobolka Utrecht ee bartamaha dalka Nederland, halkaasoo ay ku jiraan Soomaali badan oo ku cusub dalkan.

Qarixii Maka Al-mukarrama oo AMISOM ay cambaareysay

Ciidamada nabad ilaalinta  midowga Afrika ee AMISOM, ayaa cambaareyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay waddada Maka Almukarrama ee Muqdisho, kaas oo uu ku dhintay hal ruux ayna ku dhaawacmeen toddobo kale.

Dhageyso warka Sagal Radio iyo barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya

Dhageysatayaasheenna qaayaha mudanow, warka iyo barnaamijka dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya waxa uu idin kaga imaanayaa xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
war
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS