4 entries

Articles Published on December 13, 2012

Dad lagu tuhmayo inay Shabaab yihiin oo Garbahaaray lagu xiray

Ciidamada dowladda Soomaaliya, ayaa howl gal ay manta ka sameeyeen degmada Garbahaarray ee xarrunta gobolka Gedo, waxay ku sheegeen inay ku soo qabtaan tiro dad ah oo looga shakisan yahay inay Shabaab ka tirsan yihiin.

Nin loo heystay dilka guddoomiyihii odayaasha dhaqanka Hiiraan oo la sheegay in uu qirtey eedeymaha loo soo jeediyay

Ciidamada booliska ee degmada Balad-weyne, ayaa shaaca ka qaaday in nin loo heystay dilka guddoomiyihii odayaasha dhaqanka ee Hiiraan Marxuum Muxumed Macallin Xuseen (Marya-cadde) uu hadda qirtey eedeymaha loo heystay.

Wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo Muqdisho gaaray

Wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti Md. Idiris Cali, ayaa shalay gaaray magaalada Muqdisho ee xarrunta dalka Soomaaliya, halkaas oo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen madax ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Puntland oo laga bilaabay barnaamij waxbarashada kore loogu qaadayo oo 3 sano ay ku kaceyso 7.5 Miliyan oo Euro

Deegaannada Puntland maanta waxa laga billaabay barnaamij kore loogu qaadayo waxbarashada muddada seddexda sano ee soo socota, taas oo qarashaadka ku baxayana ay bixinayaan midowga Yurub.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS