Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Md. C/xakiin Xaji Maxamuud Fiqi, ayaa shalay booqday magaalada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabellaha Dhexe, halkaas oo maalin ka hor ay kala wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM kooxda al-Shabaab.