Madaxweynaha Jamhuurriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay weerarkii habeen hore ka dhacay irirka hore ee masjidka al-Hiddaaya ee magaalada Nayroobi, kaas oo ay ku dhinteen 5 ruux oo Soomaali ah ayna ku dhaawacmeen tiro kale.