Xaaladda goobihii lagu dagaallamay ee duleedka Jowhar shalay galinkii dambe, ayaa maanta deggan, iyadoo saraakiil ciidanna ay sheegeen inay ka go'an tahay la wareegidda guud ahaanba degmada Jowhar, oo hadda kam id ah degmooyinka muhiimka ah ee fara ku tiriska ah ee Shabaab gacanta ugu jira.