Xukuumadda Soomaaliya ayaa wasaaradda arrimaha dibadda dalka Soomaaliya u magacowday u kuur galidda xaaladda Safaaraddii Soomaaliya ee dalka Talyaaniga, ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in safaaraddaasi la kireeyay.
Goobjoogayaashii Caalamiga ahaa ee u kuurgaliyey qaabka doorashooyinka golaha deegaanku uga dhaceen Somaliland ayaa sheegay inay si nabadgalyo ah uga dhacday doorashaddu Somaliland, isla markaana dadku si weyn ugu soo baxeen codeynta, taas oo keentay inay ka bataan dadkii doorashooyinkii hore codeen jiray,kuwaas oo dadweynaha somaliland ku tilmaamay qaar u bislaaday dimuqraadiyada iyo usoo bixitaanka doorashooyinka.
Press release: President heading to Turkey for State Visit (Mogadishu, Somalia, December, 04, 2012) A delegation lead by the President of the Federal Republic of Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud is heading today to Turkey for a State Visit.