5 entries

Articles Published on December 2, 2012

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka Idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaaya xarrunta idaacadda Sagal ay ku leedahay magaalada Nayroobi ee dalka Kiinya.
Warka

Rag jidgooyo u tiilay waddada Muqdisho iyo Afgooye isku xirta oo la soo qabtay

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, ayaa maanta howl gallo lagu soo qabtay rag ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo jidgooyo u tiilay waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ka sameeyay halkaasi.

Wasiirka gaashaandhigga Jabuuti oo Balad-weyne booqday

Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka gaashaandhigga dalka Jabuuti, ayaa maanta gaaray magaalada Balad-weyne ee xarrunta gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ka howl galaan ciidamo ka socda dalka Jabuuti oo ku shaqeeyaa magaca ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM.

From Somalia to Pittsburgh: Bantu refugees find cause to celebrate new lives in America

The women gather in brightly colored fabrics. The men, many in suits and ties, test the sound equipment and ask the women to hush the babies and children. A council of elders sits on stage. It is a Sunday afternoon at the University of Pittsburgh's O'Hara Student Center, and Pittsburgh's Somali Bantus are having their first community celebration.

Howsha dhigidda cawska macmalka ah ee garroommada Kubbada oo ka billaabatay Banaadir Stadium (Sawiro)

Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta ee dagan dalka Holland Greenfield  ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u gogolo cowska garoonka oo uu ku socdo dhisme  lagu maal gelinayo mashruuca FIFA ee {WIN IN AFRICA WITH AFRICA} kaasoo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalkii ugu dambeeyay Africa eeka faa’iideysanaya sida uu sheegay xoghayaha Guud Cabdi Qani Saciid Carab.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS