Dhageyso warka Sagal Radiyo iyo Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka iyo barnaamijkuba waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanayaa xarrunta idaacadda Sagal ee magaalada Nayroobi.

Dhageyso warka Sagal Radiyo iyo Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya

Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka baaqday safar uu Nayroobi ku tagi lahaa, Howl gal ay ciidamada ka sameeyeen Lafoole oo hub lagu soo qab qabtay, wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in ay dowladda dhinacyada farsamada ka taageereyso maamul u sameynta Jubbooyinka iyo qodobbo kale.

Section  Somali
Categories   Community Immigration Local News
Tag  War

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS