Afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, ayaa sheegay inay AMISOM soo dhaweyneyso guddigii ay dowladda Soomaaliya u xil saartay dhawaan xal ka gaaridda arrintii dhuxusha Kismaayo ku xaniban.
Ciidamada nabad sugidda qaranka, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandgigay dhalin yaro iyo hub la sheegay inay Shabaabku lahaayeen, ka dib howl gallo ay ka sameeyeen ciidamada qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.