5 entries

Articles Published on November 19, 2012

Raaf boqollaal Soomaali ah lagu xiray oo Islii xalay ka dhacay

Ciidamada booliska dalka Kenya, ayaa xalay raaf boqollaal ruux oo Soomaali ah lagu soo xir xiray ka sameeyay xaafadda Islii ee magaalada Nayroobi dalka Kenya.  

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Hiiraan oo la xiray

Ciidamada AMISOM ee jooga Baladweyne, ayaa xalay xabsiga ugu hoyday guddoomiye ku xigeenka nabad galyada gobolka Hiiraan Axmed Cabdalle Cismaan (Axmed Inji), kadib markii lagu eedeeyay in uu dharbaaxay oo uu gacan qaaday guddoomiye ku xigeenka gobolka Hiiraan ee dhinaca bulshada Md. Caddaawe.

Khamri, xashiishad, lacago been abuur ah oo lagu gubey Hargeysa

Maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa maanta meel fagaaro ah ku gubtay xashiishad, Khamri iyo lacago been abuur ah oo dollar Mareykanka ah, kuwaas oo ay ciidamada nabad galyadu muddo kala gaddisan soo qabteen.  

Somaliland oo kala dhex-gashay beelo ku dagaallamay Sool

Ciidamada maamulka Somaliland, ayaa kala dhex galay laba beelood oo wada dega deegaanka Darayo Xinbalanbal oo u dhow degmada Xuddun ee gobolka Sool, ka dib markii uu soo kala dhex galay muran ku saleysan daaqsiinka.  

Inter-ethnic clashes in Nairobi after bus blast: Video

NAIROBI, Kenya, Nov 19 – Inter-ethnic clashes broke out on Monday in Nairobi over a bus bomb blamed on sympathisers of Somalia’s Al-Qaeda-linked Shabaab insurgents, leaving several people wounded. To watch the clashes, cilick here:
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS