5 entries

Articles Published on November 15, 2012

Iiraan oo Soomaaliya ka furaneysa safaaraddeedii, Turkiga oo dhiseya xarrunta Baarlamaanka

Dowladda Iiraan, ayaa sheegtay inay safaaraddeedii Soomaaliya ay dib uga howl galin doonto magaalada Muqdisho, si loo xoojiyo xiriirka diblumaasiyeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Iiraan.

Shabaab oo dadka tuulada Halgan ku dhaqan lacago dheeraad ah dul dhigay

Dhaq-dhaqaaqii ganacsiga tuulada Halgan oo 40 KM u jirta magaalada Buula-barde, ayaa maanta hakad ku jira, ka dib markii maleeshiyaadka al-Shabaab ee deegaankaasi jooga ay ku amreen dadka ganacsatada ah inay bixiyaan lacago ka  badan in ay hore u bixin jireen.

FBI-da Mareykanka oo liiska argagixisada aadka loo baadi goobo ku dartay Al-Imriiki

Waaxda dambi baarista Mareykanka ee FBI, ayaa liiska argagaxisada sida aadka loo badi goobaayo ku dartay Cumar Shafikh Xamami, oo Ameerikaan ah, kaas oo in sanado ahba ka dhinac dagaallamayay kooxda al-Shabaab ee gudaha dalka Soomaaliya.  

FBI updates its most wanted terrorists list, adds Alabama man believed to be in Somalia

WASHINGTON — An American suspected of operating with terrorists in Somalia has been added to the FBI’s list of most wanted terrorists.

WAR DEG DEG AH: Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo Muqdisho ku dhintay

Duhurkii maanta, ayaa waxa magaalada Muqdisho ku geeriyooday ALLAHA u raxmadee guddoomiyihii  hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere, kaas oo la sheegay in waayadanba uu xanuun ka cabanayay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS