Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Warka Radio Sagal waxa uu maanta idin kaga imaanaya Studiyaha Radio Sagal ee magaalada Nayroobi, Kenya.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Qodobada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Raysal wasaaraha cusub oo balan qaaday xukuumad wax qabad leh, meelo badan oo laga soo dhaweeyay Md. Cabdi Faarax Shirdoon, Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo Wanlaweyn la wareegay iyo qodobo kale.

Section  Somali
Categories   Community Local News
Tag  Axad

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS