3 entries

Articles Published on October 6, 2012

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Warka iyo barnaamijka dhacdooyinta toddobaadka waxaa uu maanta idin kaga imaanaya Studiyaha Sagal Radio ee Nairobi.
Warka

War Hadda Soo Dhacay: Raysal wasaraha Soomaaliya oo la magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay raysal wasaraha cusub ee dalka.

Dhageyso qudbadda raysal wasaaraha cusub iyo tii madaxweyne Xasan Sheekh

Waxan idin soo gudbineynaa hadaladii ay jeediyeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo raysal wasaaraha cusub, markii uu madaxweyne Xasan Sheekh magacaabay raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).
Qudbad
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS