Dad ku dhow 30 qof oo ay ku soo dumeen guryihii ay deganayeen, ayaa la soo bad-baadshay maanta, kadib markii biyo fatahaado ah oo ka yimid tog biyo mareen ah oo ku yaallaa Tuulada Ceel-huur ee gobalka Mudug ay ku soo rogmadeen xaafadaha tuulada ku yaalla.