Dowladda Soomaaliya, ayaa rajeyneysa inay mudnaan siiso shirkadihii heshiiska shidaal soo saaridad la galay dowladdii dhexe ee dalka, ka hor bur burkii, marka ay timaaddo in shidaal laga soo saarayo Soomaaliya, sida ay qortey wakaaladda wararka ee Reuters.